Spain vs Argentina: Messi Mise Yamal? Falanqaynta Final-ka Koobka Adduunka

Jul 16, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published3 days ago
Duration9:02
Video ID1gyBvuRaM54
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views16.4K
Likes854
Comments27
Engagement Rate5.37%
Likes per 100 views5.20
Comments per 1K views1.65

Description

Spain iyo Argentina ayaa ku kulmaya final-ka Koobka Adduunka 2026, kulan si weyn loo sugayo oo lagu go'aamin doono horyaalka adduunka. Barnaamijkan, Cabdinaasir Cali iyo Kauthar Indho ayaa falanqeynaya qaabkii ay labada xul ku soo gaareen final-ka, awoodaha iyo tabar darrada koox kasta, ciyaartoyda laga filayo inay go'aamiyaan kulanka, iyo xeeladaha ay adeegsan karaan labada tababare. Waxay sidoo kale ka hadlayaan doorka Lionel Messi ee laga yaabo inuu noqdo Koobkiisii Adduunka ee ugu dambeeyay, saameynta xiddigaha da'da yar ee Spain sida Lamine Yamal, iyo saadaashooda ku aaddan cidda qaadi doonta Koobka Adduunka 2026. Yaa kula tahay inuu noqon doono horyaalka adduunka? Spain mise Argentina? Noogu reeb aragtidaada iyo saadaasha natiijada qaybta faallooyinka. Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali #Spain #Argentina #WorldCup2026 #KoobkaAdduunka #Messi #LamineYamal #BBCSomali #KubaddaCagta

Related Videos

More videos from BBC News Somali