Taageerayaasha kubadda cagta ee Gaza oo koobka adduunka ka daawanaya burburka dhexdiisa.

Jul 9, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published1 week ago
Duration0:31
Video ID7MvK_kugcUc
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views15.9K
Likes507
Comments6
Engagement Rate3.22%
Likes per 100 views3.18
Comments per 1K views0.38

Description

Iyagoo wajahaya barakac, burbur baahsan, iyo koronto iyo internet aan joogto ahayn, taageerayaasha kubadda cagta ee Gaza ayaa weli isku dayaya inay la socdaan tartanka Koobka Adduunka. Qaar badan ayaa ku daawanaya ciyaaraha kombiyuutarro iyo taleefanno gacanta, iyagoo ku sugan teendhooyin ama dhismayaal burburay, si ay u helaan daqiiqado kooban oo ay kaga nastaan xaaladda adag ee ay ku nool yihiin. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/ YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u X: https://x.com/bbcsomali

Related Videos

More videos from BBC News Somali