Afhayeenka Koonfur Galbeed oo BBC uga warramay wixii Baydhabo ka dhacay iyo tallaabooyinka xiga

Apr 1, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published2 months ago
Duration30:55
Video ID8kYucSUba8k
Languageen
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views25.4K
Likes888
Comments69
Engagement Rate3.77%
Likes per 100 views3.50
Comments per 1K views2.72

Description

Afhayeenka Koonfur Galbeed oo BBC uga warramay wixii Baydhabo ka dhacay iyo tallaabooyinka xiga Tan iyo markii dowladda federaalka Soomaaliya ay magaalada Baydhabo kala wareegtay maamulka Koonfur Galbeed isla markaana uu bartiisa Facebook ku shaaciyay Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, in uu xilkii iska casilay, waxaa soo baxayay is waydiimo ku saabsan tallaabooyinka la filan karo iyo in xaaladdu sidaa ku soo afjarantay. Haddaba BBC-da ayaa su'aalahaasi iyo kuwa kale hor-dhigtay afhayeenka mamaulka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo aan la yeelanay waraysi dheer oo ku saabsan xaaladda guud. Wuxuu sheegay in wixii ka dhacay Isniintii Baydhabo oo ahaa dagaalkii dhexmaray ciidamada dowladda federaalka iyo Koonfur Galbeed ay ahaayen nasiib darro lagan abaaqsan karay. Wuxuu sheegay in dhankooda ay go'aan ku gaareen in ay kala bad-baadiyaan ciidamada isla markaana ay keentay arrintaasi go'aankii madaxweynihii ku dhawaaqay inuu is casilay uu kaga baxay magaalada Baydhabo oo ugu duulay Nairobi, oo hadda uu ku suganyahay.

Related Videos

More videos from BBC News Somali