Kumuu ahaa hogaamiyihii sare ee IIraan ee la dilay?

Mar 1, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published3 months ago
Duration3:53
Video IDIAnEh_CVLBY
Languagefil
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views11.3K
Likes631
Comments13
Engagement Rate5.68%
Likes per 100 views5.56
Comments per 1K views1.15

Description

Ayatollah Cali Khamenei, 86 jir ahaa hogaamiyihii sare ee Iiraan ayaa la dilay maalintii kowaad ee weerarka ay Mareykanka iyo Israa’iil ku qaadeen dalka Iiraan. Waxuu ahaa mid awood badan waxuu ahaa hogaamiyaha uga sareeyay dalka Iiraan waxaana hoos imaanayay ciidanka qalabka sida oo ay ku jiraan ilaalada kacaanka. Iiraan ayaa yelatay labo hogaamiye sare tan iyo markii kacdoonka Islaamiga ah uu la wareegay dalka sanadkii 1979, waxuu xilka kala wareegay sanadkii 1989 Ayatollah Ruhollah Khomeini oo ku dhintay da’da 86 sano jir.

Related Videos

More videos from BBC News Somali