Dhameystirka dastuurkii lagu muransanaa oo la ansixiyay
Mar 4, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published3 months ago
Duration3:48
Video IDQfG_1iWLONY
Languageen
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views1.2K
Likes48
Comments2
Engagement Rate4.10%
Likes per 100 views3.94
Comments per 1K views1.64
Description
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay wax ka beddelka iyo dhameystirka dastuurka dalka, kaas oo ka kooban 15 cutub. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid muhiim u ah geeddi-socodka dib-u-habeynta iyo xoojinta hay’adaha dowliga ah.
Si dastuurka loo meel mariyo waxaa loo baahnaa saddex meelood labo meel codadka Golaha Shacabka, oo u dhiganta 184 xildhibaan, iyo saddex meelood labo meel Aqalka Sare, oo u dhiganta 36 sanatar. Xildhibaanadii iyo sanataradii maanta soo xaadiray ayaa dhammaantood u codeeyay ansixinta, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur.