Sida AI uga caawiyo beeraleey Soomaaliyeed khataraha isbeddelka cimilada

Feb 20, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published3 months ago
Duration8:12
Video IDSTMxz94Y_ug
Languagefil
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views4.5K
Likes297
Comments9
Engagement Rate6.78%
Likes per 100 views6.58
Comments per 1K views1.99

Description

Sida AI uga caawiyo beeraleyda Soomaaliyeed khataraha isbeddelka cimilada Guud ahaan Soomaaliya, musiibooyinka uu isbeddelka cimiladu horseeday ayaa noqday kuwo isdaba joog ah oo si xawli ah ku socda. Roobab mahiigaan ah iyo abaaro daba dheeraada ayaa halis geliyay nolosha iyo nolol-maalmeedka kumannaan qoys. Dhulka miyiga ah, oo beeruhu yihiin halbowlaha nolosha, farqiga u dhexeeya badbaado iyo musiibo ayaa sii kordhaya marba marka ka dambeysa. Beeralay badan ayaa wajahaya xaalad adag oo ku qasbaysa inay go'aan ka gaaraan mustaqbalkooda iyagoo aan haysan xog ku filan oo ku saabsan waxa cimiladu u siddo. Waxaan booqday mid ka mid ah deegaanada ay abaaruhu ku dhufteen ee koonfurta Soomaaliya, halkaas oo bulshada deegaanka ay bilaabeen isticmaalka garaadka macmalka ah si ay isaga difaacaan khataraha cimilada. Fardowsa Hanshi ayaa warbixintaan ka diyaarisay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Somalia Isbadelka cimilada iyo AI Abaaraha fatahaada

Related Videos

More videos from BBC News Somali