Erling Haaland oo watay xusuus aan caadi ahayn oo taageerayaal badan ka yaabisay
Jul 15, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published5 days ago
Duration0:37
Video IDVJGBl5Fqef8
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views8.9K
Likes275
Comments5
Engagement Rate3.16%
Likes per 100 views3.11
Comments per 1K views0.56
Description
Erling Haaland ayaa dalkiisa ku soo laabtay isagoo watay xusuus aan caadi ahayn oo Koobka Adduunka ah, raccoon la xafiday oo lagu sheegay inuu ku soo iibsaday $750!
Xulka kubadda cagta Norway ayaa ku soo laabtay Oslo kadib markii laga reebay Koobka Adduunka, iyadoo kumannaan taageerayaal ah ay garoonka diyaaradaha isugu soo baxeen si ay u soo dhaweeyaan kooxda.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali