Dowladda oo ka digtay maalgelinta Al-shabaab.
Feb 25, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published4 months ago
Duration4:52
Video IDVbixP-PqIrw
Languagefil
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views1.5K
Likes56
Comments4
Engagement Rate4.04%
Likes per 100 views3.77
Comments per 1K views2.70
Description
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta digniin ka soo saartay maalgelinta al-shabaab, wasiirada Amniga, ganacsiga, cadaalada, wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda diinta iyo awqaafta oo shir jaraa’id ku qabtay wasaaradda warfaafinta ayaa uga digay ganacsatada Soomaaliyeed in ay siiyaan lacagaha baada ah ee Al-shabaab ay ka qaadan ganacsatada xiligaan oo kale.
Wariyaha BBC da ee magaalada Muqdisho Maxamuud C/casiis ayaa ka wareystay arintaasi wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala.