Siduu ku suurta galay Sawirka Messi uu u qabeynayo Yamal?

Jul 18, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published1 day ago
Duration1:49
Video ID_886QuOPjtI
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views7.8K
Likes394
Comments3
Engagement Rate5.11%
Likes per 100 views5.07
Comments per 1K views0.39

Description

Sawirkan ayaa si weyn loo baahiyay markii Lamine Yamal uu ka caawiyay Spain inay ku guuleysato Euro 2024, aabihiisna uu mid ka mid ah soo dhigay khadka internetka isagoo wata farriin ah: "Bilowgii laba halyeey." Waxaa la qaaday 2007 markii qoyska Lamine Yamal ay ku guuleysteen tartan si ay qayb uga noqdaan duubista. Waxaan la hadalnay Joan Monfort, oo ah sawir qaadaha ka dambeeyay. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/ YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u X: https://x.com/bbcsomali

Related Videos

More videos from BBC News Somali