Iiraan oo soo ridday diyaarad Mareykanku leeyahay.
Jul 16, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published3 days ago
Duration0:58
Video ID_rj08dhGJCY
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views73K
Likes1.3K
Comments9
Engagement Rate1.78%
Likes per 100 views1.77
Comments per 1K views0.12
Description
Iiraan oo soo ridday diyaarad Mareykanku leeyahay xilli ay xoojisay weerarrada ka dhanka ah qulafada Mareykanka.
Iiraan ayaa sheegtay inay soo ridday oo burburisay diyaarad nooca MQ-9 ah oo Mareykanku leeyahay, taas oo ay ku andacoonayso inay ku duuleysay hawada magaalada Andimeshk.
Sida ay sheegeen Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan, diyaaradda waxaa lagu soo riday nidaam casri ah oo difaaca cirka ah.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali