Maxay quwadaha dunidu ugu tartamayaan xakamaynta Cirifka?

Feb 21, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published4 months ago
Duration11:11
Video IDdZ3fUobqNu0
Languageid
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views6.4K
Likes376
Comments6
Engagement Rate6.00%
Likes per 100 views5.91
Comments per 1K views0.94

Description

Xiisadda dunida ee ku aaddan cirifka ayaa sii kordhaysaa, iyadoo Arctic-gu uu si ka dhaqso badan dhulka intiisa kale cimiladiisu u kululaanayso. Ruushka iyo NATO waxay kordhiyeen joogitaankooda milatari ee gobolka, Shiinuhuna wuxuu ballaarinayaa saameyntiisa, halka dalal kalena ay ku loollamayaan kheyraadka uu barafka dhalaalaya soo bandhigi karo. Muuqaalkan waxaan ku sharxaynaa shan sababood oo ka dhigay Arctic ama cirifka mid ka mid ah gobollada ugu loollanka badan caalamka.

Related Videos

More videos from BBC News Somali