Falanqaynta Kulanka Spain iyo France: Koobka Adduunka 2026
Jul 14, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published6 days ago
Duration7:20
Video IDeTxN9EJIAl8
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views12K
Likes640
Comments39
Engagement Rate5.64%
Likes per 100 views5.32
Comments per 1K views3.24
Description
Spain iyo France ayaa foodda is daraya semi-final-ka Koobka Adduunka 2026, kulan si weyn isha loogu hayo oo go'aamin doona kooxda u gudbaysa final-ka.
Barnaamijkan, ayaa Cabdinaasir Cali iyo Kauthar Indho ku falanqeynayaan qaabka ay labada xul ku soo gaareen semi-final-ka, ciyaartoyda laga filayo inay saameynta ugu weyn yeeshaan, xeeladaha labada tababare, iyo cidda ay u arkaan inay u dhowdahay guusha.
Waxay sidoo kale ka hadlayaan doorka xiddigaha sida Lamine Yamal, Rodri iyo Kylian Mbappé, meelaha ay ku kala xooggan yihiin Spain iyo France, iyo saadaashooda ku aaddan natiijada kulanka.
Yaa u gudbaya final-ka Koobka Adduunka 2026? Spain mise France?
Aragtidaada noogu reeb qaybta faallooyinka.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#Spain #France #WorldCup2026 #KoobkaAdduunka #BBCSomali #KubaddaCagta #LamineYamal #Mbappe