Maxay tahay jawaabta adag ee Iraan ka bixisay weerarrada Mareykanku xalay ku qaaday?

Jul 13, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published1 week ago
Duration1:24
Video IDffUuizQKCwA
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views31.5K
Likes1K
Comments6
Engagement Rate3.24%
Likes per 100 views3.22
Comments per 1K views0.19

Description

Afhayeenka Baarlamaanka Iiraan Maxamed Bagher Ghalibaf, oo ah madaxa ugu sarreeyay kooxdii Markeynka Maraykanka wadahadalka la gashay, ayaa Axaddii sheegay in xilligii "heshiiska halka dhinac ah" uu dhammaaday. Wuxuu qoraal uu soo dhigay barta X ku yiri: "Waxaan idiin sheegnay: haddii aad ballantiinna ilaalin weydaan, qiimaha waad bixin doontaan. Xaqiiqadu way soo dhowaatay." Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa sidoo kale ku eedeysay Maraykanka inuu sababay "soo noqoshada amni-darrada" ee ka jirta Marin-biyoodka Hormuz. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/ YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u X: https://x.com/bbcsomali

Related Videos

More videos from BBC News Somali