Maxuu ku soo dhamaatay kulankii maanta ee u dhaxeeyay dowladda iyo mucaaradka? | BBC Somali
May 13, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published2 weeks ago
Duration1:48
Video IDiFAkn3XR3Zk
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views24.9K
Likes717
Comments12
Engagement Rate2.92%
Likes per 100 views2.87
Comments per 1K views0.48
Description
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka qabsoomay kulan u dhaxeeyay madaxda dawladda federaalka iyo xubno ka socday mucaaradka, kaas oo la doonayo in xal loogu helo khilaafka ka taagan doorashada iyo dhammaadka muddo xileedka dawladda federaalka.
Shirka oo ka dhacay garoonka Aadan Cabdulle ayaa waxa qaban qaabadiisa lahaa safaaradaha Ingiriiska iyo Maraykanka ee Soomaaliya, kuwaas oo doonaya in hogaamiyaasha Soomaalidu xal u helaan khilaafkooda.
Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa ka waramaya.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali