Dhawaqa qaraxyo oo laga maqlay Iiraan xilli Mareykanka iyo Iiraan ay isdhaafsadeen weerarro.

Jul 8, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published1 week ago
Duration1:04
Video IDjrXcsfg42Yc
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video

Performance Metrics

Views13.9K
Likes449
Comments1
Engagement Rate3.23%
Likes per 100 views3.22
Comments per 1K views0.07

Description

Dhawaqa qaraxyo oo laga maqlay Iiraan xilli Mareykanka iyo Iiraan ay isdhaafsadeen weerarro. Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in heshiiskii xabbad-joojinta ee u dhexeeyay Mareykanka iyo Iiraan uu burburay, kadib markii labada dhinac ay dib u bilaabeen weerarro ay isweydaarsanayaan. Trump ayaa hadalkan sheegay isagoo la hadlayay weriyeyaasha intii uu ka qaybgalayay shir madaxeedka NATO ee ka dhacay Ankara maanta. Wuxuu intaas ku daray inuusan doonayn inuu sii wado wada macaamilka Iiraan, isagoo ku tilmaamay wadaxaajoodyada lala yeesho dalkaas iinuu yahay "waqti lumis." ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/ YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u X: https://x.com/bbcsomali

Related Videos

More videos from BBC News Somali