Xiisadda Iran iyo Weerarrada Mareykanka & Israa'iil | Falanqeyn
Mar 2, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published4 months ago
Duration18:40
Video IDoZ80T6dln8g
Languageen
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views40K
Likes1.1K
Comments22
Engagement Rate2.83%
Likes per 100 views2.77
Comments per 1K views0.55
Description
Muuqaalkan waa falanqeyn gaar ah oo ay wada sameeyeen Faarax Lamaane iyo Xasan Sheekh Cumar oo ka tirsan BBC Somali, iyagoo ku iftiiminaya xiisadda milateri ee cusub ee u dhexeysa Iran, Maraykanka iyo Israa’iil.
Bishii Febraayo 28, 2026, ciidamada Maraykanka iyo Israa’iil ayaa waxay bilaabeen weerarro milateri oo balaaran oo lagu beegsanayo Iran, waxaa loogu magac daray Operation Lion’s Roar, iyadoo bartilmaameedku ahaa xarumo iyo hoggaamiyeyaal sarre oo ay Iran leedahay, arrintan oo qayb ka ah xiisad sii fidaysa oo Bariga Dhexe ka taagan.
Iran ayaa sheegtay in mid ka mid ah goobaha nukliyeerka ee Natanz la bartilmaameedsaday, taasoo qayb ka ahayd weerarradan ay wada fuliyeen Maraykanka iyo Israel, halka Iran ay ku jawaabtay drones iyo gantaallo ay ku beegsadeen saldhigyo Mareykan iyo Israeli ah oo ku kala yaalla Bariga Dhexe.
Falanqayntu waxay sidoo kale taabaneysaa saameynta uu dagaalkaani ku yeeshay gobolka iyo caalamka, sida xaalad degdeg ah oo laga soo saaray Israa’iil, weeraro Iran ka yimi, iyo digniino ku saabsan suurtagalnimada colaado waaweyn oo ka dhasha dagaalkan.
Farah iyo Xasan waxay sharaxeen sababaha dhaliyay weerarradan, ujeeddooyinka siyaasadeed ee Maraykanka iyo Israa’iil, jawaabta Tehran, iyo sida ay u saameyn karto xasiloonida gobolka, suuqyada shidaalka, iyo siyaasadda caalamiga ah.
Falanqaynta waxaa kaloo lagu eegayaa xaaladaha diblomaasiyadeed ee haatan socda, digniinaha caalamiga ah, iyo su’aalaha ku saabsan mustaqbalka heshiis nabadeed.
#usa #usarmy #trump #donaldtrump #bbcsomali #bbc #usa #iranisraelconflict #conflict #netanyahu #iran #drone #war #israel #middleeast