Dagaalka Bariga Dhexe oo saameyn ku yeeshay gargaarka Soomaaliya | BBC Somali
May 7, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published2 months ago
Duration2:31
Video IDu9YB94UBcjc
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views17.1K
Likes457
Comments11
Engagement Rate2.73%
Likes per 100 views2.67
Comments per 1K views0.64
Description
Qaramada Midoobay ayaa ka dayrinaysa xaaladda bini’aadanimo ee Soomaaliya xili ay sii kordhayaan dadka u baahan gargaar degdeg ah iyo caruurta la il daran nafaqo darida ba'an.
Tiro ka badan lix milyan oo qof oo Soomaali ah ayaa u baahan gargaar, waxana laga digayaa haddii aan gargaarkii loo baahnaa la helin in xaaladdu meel halis ah gaarto.
Wafdi sare oo ka socda hay’adda cunnada aduunka ee WFP ayaa maalmahan ku sugnaa Soomaaliya, waxayna maanta shir jaraa’id ku qabteen magaalada Muqdisho.
Weriyaha BBC-da Ibraahim Maxamed Aadan oo shirkaasi joogay ayaa ka waramaya.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali