Mareykanka iyo Israa'iil oo wadajir ku wareeray Iiraan.

Feb 28, 2026Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3Updated Just now

Video Overview

Video Details

Published3 months ago
Duration1:25
Video IDzVuP9ml67Bs
Languagems
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeYouTube Short

Performance Metrics

Views22.7K
Likes530
Comments5
Engagement Rate2.35%
Likes per 100 views2.33
Comments per 1K views0.22

Description

Saacado ka hor, Israa’iil ayaa weerar militari oo ay ku tilmaantay mid ka hortag ah ku qaaday Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, taas oo sii hurisay xiisad hore uga jirtay gobolka oo la xiriirta barnaamijyada nukliyeerka iyo gantaallada ee Tehran. Wasiirka Gaashaandhigga ee Israel ayaa sheegay in howlgalka looga gol leeyahay in lagu tirtiro waxa uu ku tilmaamay khataro degdeg ah oo ku wajahan ammaanka Israa’iil. Qaraxyo ayaa laga maqlay magaalooyin ay ku jirto caasimadda Tehran, halka nidaamyada difaaca cirka ee Iiraan la hawlgeliyay. Labada dhinacba waxay xireen hawadooda, waxaana lagu dhawaaqay xaalad degdeg ah.

Related Videos

More videos from BBC News Somali