Daawo sida geesinimada leh ee uu ninkan isaga difaacay libaax soo weeraray.
Jul 10, 2026•Channel
AI Analysis
Data from YouTube Data API v3•Updated Just now
Video Overview
Video Details
Published1 week ago
Duration0:38
Video IDzrd9Zg7aafs
Languageso
CategoryNews & Politics
PrivacyPublic
Made for KidsNo
Video TypeRegular Video
Performance Metrics
Views44.5K
Likes777
Comments5
Engagement Rate1.76%
Likes per 100 views1.75
Comments per 1K views0.11
Description
Daawo sida geesinimada leh ee uu ninkan isaga difaacay libaax soo weeraray.
Ninkan oo ahaa xoolo-dhaqato ayaa waxaa weeraray libaax duurjoog ah xilli uu ku sugnaa gobolka Gujarat ee dalka Hindiya.
Libaaxa ayaa dhulka ku cadaadiyay muddo ku dhow 30 daqiiqo, hase yeeshee ninka ayaa degganaansho muujiyay ilaa ugu dambeyn uu libaaxii isaga dhaqaaqay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali