Baraarug Media
@baraarug2011
7.3K
Video Count55.6M
Video View341.0K
Subscriber#3,065
United Kingdom Rank#90,911
Global RankAbout Baraarug Media
Warbaahinta Baraarug Media waa warbaahin islaami ah oo si mutadawacnimo ah ugu adeegta guud ahaan umadda ku hadasha Af-Soomaaliga. Baraarug Media waxa ay si joogta ah u soo gudbisaa Quraan, Duruus, Muxaadarooyin Iyo Barnaamijyo Diini oo ay soo jeedinayaan Culimada Soomaalidu meel kasta oo ay Dunida ka joogaan inta aanu awoodno.
Howlaha Baraarug Media kuma koobna oo kaliya Youtube, laakiin waxa facebook ku leenahay Page Iyo Website-ka Baraarug.net oo isagana laga helayo dhamaan Quraan, Duruus Iyo Muxaadarooyin Dhegeysi ah, kaas oo aan Illaahay mahadii aanu ku guulaysanay wakhti dheer ka dib in aanu dib u habayn balaadhan ku samayno website Baraarug.net, yeelatana Baraarug Media Apps U Gaar Ah.
Howlaha Warbaahinta Baraarug Media waxaa socodsiiya dad mutadawiciin ah oo waqtigooda, hantidooda iyo xoogooda u bixiya Allah dartiis.
Abdifatah Hassan Hargeisa
Mobile:+ 25263-4426636
Email: [email protected] or [email protected]
Website: www.baraarug.net
966
Characters
7
Paragraphs
0
Links
Social Media & Links
Baraarug Media Channel Information
CHANNEL NAME
Baraarug Media
CUSTOM URL
@baraarug2011
JOINED YOUTUBE
May 22, 2011
5446 days ago
YEARS ON PLATFORM
14 Years
COUNTRY
United Kingdom
CHANNEL ID
UC5zXzQin4cEwcO6B08RKq0w
TOPIC CATEGORIES
Society, Religion
Baraarug Media YouTube Channel Statistics
TOTAL SUBSCRIBERS
341K
TOTAL VIEWS
55.6M
TOTAL VIDEOS
7.3K
7,569
Avg Views/Video
46
Subs/Video
163
Views/Sub
3
Videos/Year
OFFICIAL CHANNEL
Watch Baraarug Media on YouTube
Subscribe to Baraarug Media and explore the full library of videos, playlists, and community posts directly on the official YouTube channel.